Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabriil: “Rag Senataro u badan ayaa Laascaanood tagay kuwaas oo Maamulka SSC-khaatumo ka dalbaday in DFS lagu wareejiyo maxaabiista Somaliland si SSC aqoonsi uga hesho DFS, dhaqaalahana loogu fasaxo

25th September 2024  admin  

Xildhibaanad Ilham Cumar oo qaraabo siyaar ugu tagtay RW Xamze Ilhaam Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maraykanka, lagana soo doorto Minnesota’s 5th District ayaa magaalada New york oo lagu qabanayey shirkii Golaha amaanka Qaramada Midooby waxay kula kulantay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamza Abdi . labada Hogaamiye ayaa ka wada hadlay arimaha amniga, siyaaadda […]

25th September 2024  admin  

Waraysiyo Ciyartii Galabta Dhexmartay Ciyartii Final-ka G.Nugaal iyo G.Mudug

25th September 2024  admin  

Taariikhda Saldanadda Warsangeli: Maxammed Cali Geeldoon ayaa ka waraysanaya Abshir Suldaan Maxamuud Calishire taariikhda aabihii Suldaan Maxamuud iyo si guud taariikhda saldanadda Warsangeli. Abshir Suldaan waa mid ka mid ah ubadkii Suldaan Maxamuud Calishire.

25th September 2024  admin  

Weftiga Caaqilka guud Beesha Gaashaanbur ayaa maanta gaarey deegaanka Salinta Oog halkaas oo uu kula hadlay ciidamada beeshas ee ku sugan difaaca hore ee gobolka Sool.

25th September 2024  admin  

Gabdhaha Caabud waaq oo $62K oo doollar ku taageerey maamulka Khaatumo Gabdhaha #Caabudwaaq oo $62K oo doollar ku taageerey maamulka #SSCKhaatumo. #Somalia pic.twitter.com/NOudu5Rxub — Mohamed Salh (@MohamedSelh) September 18, 2023