Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
19th November 2024 admin
Janaraalka Mareykanka ee weerarka Qasa ku tilmaamay kii Muqdisho 1993 Agaasimihii hore ee CIA-da Mareykanka, David Petraeus, ayaa ka digay in weerar dhulka ah oo lagu qaado Marinka Gaza “uu la mid noqon karo kii Mareykanka ku qabsaday Muqdisho.” Mar uu ka hadlayay barnaamijka Power Play ee POLITICO ayaa janaraalkan hore wuxuu sheegay in haddii […]
19th November 2024 admin
Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay kusii kordhayaan tirada dadka laga helayo xanuunka HIV/AIDS, waxaana lixdii bilood ee la soo dhaafay cudurka laga helay bukaano tiradoodu gaareyso 11 kun oo qof. Guddiga ka hortaga HIV/AIDS-ka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka wada wacyigelinta tababarro ku aaddan halista xannuunkan, oo ay u sameynayaan qeybaha kala duwan […]
19th November 2024 admin
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi. Madaarista lagu barto Quraanka ee ugu faca weyn xaafada […]
19th November 2024 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed, goleyaasha kala duwan iyo bulshada Koonfur-galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu joogo Baydhaba booqan doona deegaanno ka tirsan Koonfur-galbeed ayaa xoogga saaraya abaabulka howlgallada […]
19th November 2024 admin
Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.
19th November 2024 admin
Waa kuma Cabdiqaadir Ikrima, ninka xashiishka cabi jiray ee noqday hoggaamiyaha halista badan ee al-Shabaab? Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir waxa uu dhashay billowgii 80-meeyadii, waxa uu ku magac dheer Ikrima, waxaa loo aqoonsanyahay argagaxiso lagu tilmaamo mid ka mid ah taliyayaasha ugu halista badan ee ururka al-Shabaab. Waxaa la sheegay in uu udub dhexaad u ahaa […]