Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad Wasiir Dhabancad: Dawlada Federalka waxay xanibtey mashaariic arrimo siyaasadeed darteed – Q2aad

25th September 2024  admin  

R/W Xamsa oo kulan doceed kula yeeshay xarunta QM Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay Agaasimaha Maamulka Bankiga Adduunka, Anna Bjerde, oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo taageerada Bankigu siiyo Soomaaliya, taasi oo u gogol […]

25th September 2024  admin  

Maxaa ku qoran buugga Puntland ee mas’uulka loo ceyriyey Wasaaradda waxbarashada ee Puntland ayaa shaqada ka joojisay agaasime-waaxeedka tayo dhowrka iyo manaahijta, Cabdulqaadir Yuusuf Nuux, sababo la xiriira buug iskuullada laga dhigo oo la mamnuucay. Warqadda shaqo ka joojinta waxaa ku saxiixnaa Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax oo ah wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare ee […]

25th September 2024  admin  

Biden oo digniin u jeediyey Netanyahu ka dib kulankoodii ugu horeeyey Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York, ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo qodobo ay ka mid yihiin, tallaabooyinka deegaan ballaadhsiga ah ee ay Israa’iil ka waddo daanta galbeed ee la haysto, iyo isku dayada uu […]

25th September 2024  admin  

Shan goobood oo loo dalxiis tago oo ku yaalla dhulka Soomaalida Gobolka Sanaag wuxuu leeyahay goobo caan ka noqday gayiga Soomaalida, kuwaas oo badankood ah kuwa loo dalxiis tago. Hadaba waxaan idiin soo gudbineynaa shan meelood oo laga yaabo inaad qaarkood horay u maqashay ama aad booqatay. Caraweelo Sheekada Caroweelo waa mid shaac ka ah […]

25th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka socdo shirka Qaramada Midoobay ee New York kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. I […]