Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Turkiga oo weerar argagixiso ku tilmaamay qaraxii Ankara Wasaaradda arrimaha gudaha ee Turkiga ayaa sheegtay in weerar lala beegsaday meel u dhow xarunta baarlamaanka dalkaasi ee magaalada Ankara Axadda maanta ah ay ku dhaawacmeen laba askari oo booliis ah. Qaraxa oo ahaa mid xooggan oo uu daba socday holac aad u xooggan ayaa laga maqlay […]

25th September 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow oo la kulmay Siyasiyiinta beesha Raxanweyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiin kasoo jeeda dowlad-goboleedka Koonfur gabeed. Siyaasiyiinta Koonfur-galbeed oo Dhuusamareeb u yimid garab istaagga ciidamada Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta, ayaa Madaxweynaha la […]

25th September 2024  admin  

Maleeshiyaadkii Hawiye ee magacyada kala duwan lahaa ayaa dagaalam Guddoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane oo la hadlay VOA ayaa ka warramay dagaal gelinkii danbe ee maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka si kedis ah ugu dhexmaray magaalada Maxaas. Guddoomiye Muumin ayaa sheegay in khasaare nafeed uu ka dhashay dagaalka. Dagaalka ayaa […]

25th September 2024  admin  

70 jir waqtigiisa u huray waxbarida agoonta oo jirdil kala kulmay Ciidanka Booliska oo sida la sheegay dhul u boobaya ganacsato.

25th September 2024  admin  

25th September 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Culusoow iyo qaraabadiisa ayaa mar kale noqotay dawladda ugu musuqmaasaq badan Caalamka oo dhan