Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

Hal maalin ayuu lix jeer wadnuhu istaagay taas oo noloshiisa wax ka badashay Ardeygii uu wadnuhu istaagay lix jeer hal maalin gudaheed ayaa waxa uu go’aan ku gaaray in u uku daydo ama uu waddadiisa qaado dhakhtarkii naftiisa badbaadiyay. Atul Rao, oo 21 jir ah, ayaa waxaa uu la dhibaatooday wadno xanuun 27-kii July, waxaana […]

24th September 2024  admin  

Hoggaamiyaha maamulka KMG ee degaanka Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Firdhiye ayaa maanta soo gaarey magaalada caasimadda ee Muqdisho. Wafdiga oo inta ay joogaan magaalada Muqdisho wadahadal la yeelan doona madaxda DFS , ayaa waxaa Garoonka Diiyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha , Federaaleynta iyo Dib-u heshiisiinta ee DFS Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo […]

24th September 2024  admin  

Senatoro Mareykan ah ‘oo ka walaacsan’ qodobada xiriir laga yaabo inay yeeshaan Israel iyo Sacuudiga Labaatan Senator oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa Arbacadii taageeray heshiis suurta-gal ah oo ay xiriir ku yeelanayaan Israel iyo Sacuudi Carabiya, balse walaac ka muujiyey damaanad qaad amni oo kasta ama taageero nukliyeer oo la siiyo Riyadh. Warqad […]

24th September 2024  admin  

Haweenaydii u hiilisay danyarta Soomaalida ee ugu dambeyn gacantooda ku baxday In ka badan konton sano ayaa laga joogaa markii Annalena Tonelli ay timid Afrika markii u horreysay, isla sida oo kale labaatan sano ayaa laga joogaa markii lagu dilay isla Afrika, si gaar ah magaalada Boorama ee Somaliland. Annalena, ayaa lagu xasuustaa dedaalladeedii nafhurka […]

24th September 2024  admin  

Ururkii xag jirka ahaa ee Heritage oo layska wada xaadiriyey Ururka xag jirka ah ee Heritage ee Xaruntiisu tahay Muqdisho, uuna maal geliyo Kaligii Taliyaha Jabuuti Cumar Geele , ee ujeedaddiisu tahay in Beesha Daarood loo kala qaybiyo Waqooyi iyo Koonfur, ayaa dhowaan shir ay qabsadeen oo laba Gudoomiye xilka isku kala wareejinayeen waxa ka […]

24th September 2024  admin  

RW Xamze miyaa la inqilaabay mise Magacaabisrtiisa awalba ahayd Magac u yaal. Sanadihii ugu danbeeyey ee Soomaalidu qabsanaysay doorashada Dadban ee Muqdisho lagu qabanayey, ayaa natiijada ka dhalatay doorashadaas dhacday waxay ahayd Haddii siyaasiga guulaystay uu ka soo jeedo beesha Hawiye, in uu isagu soo xulan jiray RW ka soo jeeda beesha Daarood , inkastoo […]