Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

Madaxweye Deni ” Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah” Madaxweyne @HESaidADeni " Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah" pic.twitter.com/IY9vJ6gMoS — Puntland State House (@Plstatehouse) October 13, 2023

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow oo mar labaad ku celiyey in Waqooyi iyo Koonfur wax loo qaybsanayo, Madaxweye Culusoow ayaa hadalkan sheegay wax yar ka dib markii uu la kulmay Siyaasiyiinta Khaatumo ee dhowaan sheegay inaanay Puntland ka mid ahayn

24th September 2024  admin  

Waa kuma Nageeye Cali Khaliif, maxay se dowladdu ka tiri? Lix iyo soddonkii saac ee u dambaysay waxaa baraha bulshada Soomaaliga qabsaday sawirka iyo magaca Nageeye, oo ah shaqsi aad loo yaqaan islamarkaas na abuuray hadalhayn weyn. Waxaa la faafiyay qoraal uu horey Facebook u dhigay, iyo buug la sheegay in uu isaga qoray laakiin […]

24th September 2024  admin  

Halgankii dhiiga loo daadiyey maanta waxa la hoos geeyey HAG iyo Heritage. Shacabka gobolka Sool oo dhowaan iska xoreeyey maamulkii xooga ku haytay ee SNM iyo horjoogayaashii u shaqayn jiray , oo shacbku intooda badanI sugayeen inay maamulka gobolkooda gacanta ku dhigaan ayaa markii ay fursadaas heleen oo cadowgii xooga ku haystay iska dul qaadeen, […]

24th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye). Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta deegaanada SSC. Ra’iisul Wasaare Xamsa […]

24th September 2024  admin  

8 SANO IYO 30KM: WADADDA CEELDAAHIR-CEERIGAABO. Waxa qoray Ahmed Abdilahi Mohamed Sanadkii 2015-kii Bishii 5-aad waxaa wadadan dhagax dhigay Madaxweyne Cabdiweli Gaas. Wadaddan ayaa ka bilaamaneesa Magaalada Ceeldaahir kuna dhamaaneesa Caasimadda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, taas oo dheraar ahaan gaareesa 220km. Madaxweyne Gaas hadalkii uu ka jeediyey furitaanka wadaddaa waxaa uu ahaa sidan: Wadaddan Ceeldaahir-Ceerigaabo […]