Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay kusii kordhayaan tirada dadka laga helayo xanuunka HIV/AIDS, waxaana lixdii bilood ee la soo dhaafay cudurka laga helay bukaano tiradoodu gaareyso 11 kun oo qof. Guddiga ka hortaga HIV/AIDS-ka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka wada wacyigelinta tababarro ku aaddan halista xannuunkan, oo ay u sameynayaan qeybaha kala duwan […]

24th September 2024  admin  

Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi. Madaarista lagu barto Quraanka ee ugu faca weyn xaafada […]

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed, goleyaasha kala duwan iyo bulshada Koonfur-galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu joogo Baydhaba booqan doona deegaanno ka tirsan Koonfur-galbeed ayaa xoogga saaraya abaabulka howlgallada […]

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

24th September 2024  admin  

Waa kuma Cabdiqaadir Ikrima, ninka xashiishka cabi jiray ee noqday hoggaamiyaha halista badan ee al-Shabaab? Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir waxa uu dhashay billowgii 80-meeyadii, waxa uu ku magac dheer Ikrima, waxaa loo aqoonsanyahay argagaxiso lagu tilmaamo mid ka mid ah taliyayaasha ugu halista badan ee ururka al-Shabaab. Waxaa la sheegay in uu udub dhexaad u ahaa […]

24th September 2024  admin  

Xaggee ayay ku dambeeyeen diyaaradihii dagaalka ee Soomaaliya? Ciidamada Cirka ee Soomaaliya ayaa mar ka mid ahaa kuwa ugu awoodda badan qaradda Afrika, waxaynka ku qalabaysnaayeen, diyaarado iyo qalab kale oo markaas casri ahaa. Soomaaliya waxaa kaga horreeyay dhanka awoodda cirka dalal dhowr ah oo ku yaal qaaradda Afrika, hase yeeshee waxay ka mid ahayd […]