Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025 admin
Hambalyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda 64-guurada ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed ee ku astaysan 1-da Luulyo 1960-kii.

4th May 2025 admin
Wada-hadallo Turkiga uga furmaya Soomaaliya iyo Itoobiya Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna Turkiga u dirayso wasiirka Arrimaha dibedda. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay, in “Dowladda ay ka go’an tahay mabaadi’deeda ilaalinta madaxbanaanida iyo […]

4th May 2025 admin
Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka? James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada. Waxa uu kaga hadlay amniga, bixitaanka ATMIS, xaaladda bani’aadannimo iyo xiisadaha gobolka Gobolka Geeska Africa oo uu ku jiro midd ka dhex […]

4th May 2025 admin
Darbijiifkii nolosha adag soo maray ee hadda loo shaqeeyo Sabona Buulo waxa uu ku dhashay kuna barbaaray magaalo lagu magacaabo Kofele. Waxa uu xasuustaa in uu reerkiisii ka soo tagay oo waddada hooy ka dhigtay isaga oo siddeed jir ah. “Laga soo bilaabo da’da todobo sano, waxaan ka tagay qoyskayga, mararka qaarkood waxaan aadi jiray […]

4th May 2025 admin
Ruushka oo Mareykanka uga digay “cawaaqib” kadib weerarkii Crimea Kremlin-ka ayaa Isniinta maanta ah uga digay Maraykanka “cawaaqib” waxayna u yeertay safiirkeeda, maalin kadib markii Moscow ay sheegtay in weerar ay Ukraine u adeegsatay gantaal Mareykanka uu sameeyey uu afar qof ku dilay Crimea. Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa ku tilmaamay weerarka Sevastopol “wuxuushnimo,” wuxuuna […]

4th May 2025 admin
Haweeneey 12 sano isbitaalka dhimirka ugu jirtay in la fahmi waayey luuqada ay ku hadasho Dalka Maraykanka, askari ka tirsan booliska Kansas ayaa haweenay da’ ah ka helay qol ay kaga jirtay Kaniisadda Methodist Christian ee Manter, iyadoo xirnayd dhar wasakh leh. Haweenaydan da’da ah waxaa boolisku su’aalo ku waydiiyeen luuqada Ingiriiska, laakiin waxay ku […]