Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE SICIID CABDULLAAHI DENI OO TAAGEERO U MUUJIYEY XILDHIBAAN MARWO CABDIBASHIIR XAAJI CALI SALAAD.

24th September 2024  admin  

https://www.bbc.com/somali/articles/cw4dmp2gy4mo

24th September 2024  admin  

Maxaa kajira in Muqdisho laga dejiyay ‘madax ari’ oo laga keenay dalka dibaddiisa? Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ay ku kulanto si weyn looga hadal hayay ‘Madax Ari’ kaas oo lagu tilmaamay in laga keenay dalka dibaddiisa isla markaana loosoo iib geeyay Soomaaliya. Badeecadaha lagu iibiyo suuqyada yar yar ee loo yaqaanno [Super market-yada] […]

24th September 2024  admin  

Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ee furitaanka Kalfadhiga 53-aad Golaha

24th September 2024  admin  

Deni oo soo dhaweeyey jadwalka doorashada Puntland, ka horyimid go’aannadii Madasha Qaran Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta furay kalfadhiga 53-aad ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa jeediyay khudbad uu kaga hadlayay marxaladda maamul goboleedka Puntland iyo weliba siyaasadaha qaran ee dawladda federaalka. Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sidoo kale ka hadlay kulamada iyo go’aannadii u dambeeyey ee Madasha […]

24th September 2024  admin  

Xildhibaanadda Soomaalida ah ee taageerada Falastiin darteed looga saaray gole baarlamaan Xisbiga NDP ee dowlad goboleedka Ontario ayaa xildhibaan Sahra Jamac ka saaray xubinta guddiga kadib faallooyin la xiriira Gaza ee muran dhaliyay. Hogaamiyaha xisbiga Marit Stiles ayaa sheegtay in ficilada Sahra ay niyad jabiyeen kalsoonidiina ka burburiyeen saaxibbadeeda ay shaqo wadaagga ahaayeen. Xisbiga Dimuqraadiga […]