Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

Muxuu Xasan Sheekh ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyay Madasha Sacuudiga iyo Afrika? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcaha maanta ah magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga uga qeybgalay Madasha Iskaashiga Sacuudiga iyo Afrika, waxaana uu khudbaddiisa ku sheega in Soomaaliya oo dagaal kula jirta Al-shabaab ay haysato mustaqbal fiican. “Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida […]

24th September 2024  admin  

Warbixin ku saabsan guusha taariikhiga ah ee Naadiya Maxamed Sanadkii 219-kii, ayaa iyadoo 23 jir ah waxaa loo doortay kursi golaha deegaanka ee magaaladaas taasoo ka dhigtay qofkii ugu da’ada yaraa ee maamulka magaaladaa ka mid noqda. Deeqa Dhalac oo ka tirsaneyd baarlamanka Magaalada South Portland, ee gobolka Maine, ayaa sanadkii 2021kii noqotay gabadhii ugu […]

24th September 2024  admin  

Sida ay daadadka u biyo-dhigeen magaalada Baydhabo Daadad ka dhashay roob Mahiigaan ah oo saacado badan ka da’ayey Magaalada Baydhabo ayaa sababay in Biyaha galaan xaafadaha qaar ee magaaladaas.

24th September 2024  admin  

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo qaabilay Safiirka Norway ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlesen, kaas oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee labada dhinac, iskaashi wax ku ool ah oo dhexmara iyo qodobo […]

24th September 2024  admin  

Suldaan siciid Suldaan Cabdisalaan iyo sida Carmale loogu soo dhoweyey Suldaanka beelaha Soomaliyeed Suldaan Siciid Cabdisalaam, oo la filayo inuu dhowaan ISimada Puntland kula kulmo magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa kormer ku tegay magaalada Carmale.

24th September 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ay u sharraxan tahay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Afrika.Qaaraddu hadda waxa ay leedahay saddex kursi oo aan joogto ahayn oo ay kala haystaan ​​Mozambique, Algeria iyo Sierra Leone – waxa ayna doonaysaa in ay hesho kursi joogta ah kuna biirto; Mareykanka, […]