Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa diiradda waxaa lagu saaray horumarinta iskaashiga istaraatiijiyadeed ee UK iyo Soomaaliya, wax ka qabashada saameynta El […]

24th September 2024  admin  

Maxay Soomaaliya ka faa’iidaysaa heshiiska ammaan ee ay la gashay Sacuudiga? Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa xalay kala saxiixday heshiisyo guud oo iskaashi ah kaas oo labada dowladood ay sheegeen inuu faa’iido u yahay dhinacyada. Magaalada Riyad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga oo heshiiska lagu kala saxiixday waxaa Soomaaliya u saxiixay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, […]

24th September 2024  admin  

Culusoow guddoomiyay shirkii gurmadka iyo samata-bixinta musiibadii fatahadaha Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii degdegga ahaa oo golaha wasiiraddu ka yeesheen ‘qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ay dhibaatadu kasoo gaartay daadadka xooggan ee ku soo rogmay qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka.’ Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday xaalad […]

24th September 2024  admin  

Madaxda Carabta iyo Islaamka oo ku baaqay in si degdeg ah xabbad-joojin looga hirgaliyo Gaza Hoggaamiyeyaasha dalalka Carabta iyo Islaamka oo shir wadajir ah uu maanta uga furmay dalka Sacuudiga ayaa ka wada hadlay dagaalka Gaza, iyagoo ku baaqay in xabbad-joojin ah laga hirgaliyo Gasa. Sidoo kale, waxa ay ku baaqeen in Israel ay qaaddo […]

24th September 2024  admin  

Awoowaha Soomaaliyeed ee todobaadka jiifa duurka kadib musiibo qabsatay degaankiisa Maxamed Cabdiraxiin Maxamed waa odey 70 jir ah oo muddo dheer ku dhaqnaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, ee Soomaaliya. Sida uu u sheegay BBC wuxuu ahaa nin ganacsade ah oo dukaan iyo beer ku lahaa magaalada, halkaas oo ay u daganaayeen qoyska ka kooban […]

24th September 2024  admin  

Caruuskii isaga iyo walaalkiis ka yar lagu dhex dilay tukaankii ay waalidkood ka biili jireen Baraha Bulshada waxaa tan iyo khamiistii ku baahay muuqaal ay duubtay kaamirada CCTV, taas oo laga arkayo dhacdada niman budhcad ah oo tooganaya wiilal Soomaali ah oo ku sugan dalka Koonfur Afrika. Dilkan oo ka dhacay xaafad ku taal duleedka […]