Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

Markab ay leedahay Israa’iil oo waxyeelo gaartay ka dib weerar looga shakisan yahay Iiraan Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay in Markab xamuul ah oo ay leedahay Israa’iil ay waxyeello ka soo gaartay weerar looga shakisan yahay in ay fuliyeen ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ah ee Iran xilli uu marayay badweynta Hindiya, sida maanta uu […]

24th September 2024  admin  

Isbadallada Waaweyn ee uu ku Keeni karo Siyaasadda Soomaaliya kalfadhiga maanta ee Baarlamaanka Kalfdhiga 4-aad ee Barlamaanka Soomaaliya ee maanta furmay ayaa la filayaa in uu ka duwanaado sedexdii kalfadhi ee ka horreeyay, waxa la saadaalinayaa in ay hareeyaan doodo siyaasadeed oo aad u adag iyo mooshino iska soo horjeeda oo xildhibaanada qaar ku doonayaan […]

24th September 2024  admin  

Soomaaliya oo ku guuleysatay xubinnimada ururka EAC Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maanta ay si rasmi ah ugu biirtay, sida lagu shaaciyey kulan ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tanzania oo xarun u ah ururka. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan […]

24th September 2024  admin  

Ninka Talyaaniga ah ee sheegay in uu Soomaaliya carruur kusoo dilay kana baxsaday xabsiga Waxaa jira baadi goob balaaran oo ka socda gobolka Marche iyo Talyaaniga oo dhan kaas oo lagu doonayo in lagu soo qabto nin baxsad ah oo lagu magacaabo Federico Marcelli, sida uu baahisay warbaahinta qaranka ee dalkaas Rai news. 49 jirkaan […]

24th September 2024  admin  

Kooxda Maareynta Sanduuqa wadajirka ah ee Soomaaliya oo yeeshay shir muhiim ah Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo ku-simaha ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane George Conway, ayaa si wadajir ah u guddoomiyay kulankii ugu horeeyay ee Kooxda Maareynta Sanduuqa […]

24th September 2024  admin  

Qodobo laga soo saaray shirkii Soomaaliya iyo UK Dalka UK waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak, kuwaas oo shirkooda ka soo saaray war-murtiyeed ka kooban afar qodob. Qodobbada ugu muhiimsan waxa ka mid ah arrimaha nabad galyada, dowlad wanaagga iyo la qabsiga cimillada is […]