Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th September 2024  admin  

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Cunoqabataynta Hubka Ka Qaaday Soomaaliya President @HassanSMohamud hails the lifting of the arms embargo as a victory for the nation. The President commends the government's efforts in securing this breakthrough, emphasizing its role in strengthening Somalia's defense capabilities and advancing the fight against… pic.twitter.com/WYhIZt0CIX — SONNA (@SONNALIVE) December 1, 2023 […]

24th September 2024  admin  

Alle ha u naxariisto Marxuum Khadar Cabdi Cali, Guddoomiyahii dhalinyarada Soomaali Galbeed ee Puntland oo gacan ka xaq daran ay maanta ku dishay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin ku hubaysan uu bastoolad maanta toogasho ku dilay marxuum magaciisu ahaa Khadar Cabdi Cali oo guddoomiye u ahaa bulshada kasoo jeeda […]

24th September 2024  admin  

Waa kuwee Magaalooyinka Soomaaliya ee ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee qaba HIV-AIDS Sida ay daaha ka qaaday xog uu sii daayey xafiiska xakamaynta xanuunka HIV-AIDS ee Wasaarada caafimaadka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heerka cudurka ee Soomaaliya uu u muuqdo mid hoos u dhacaya. Madaxa Mashruuca HIV_AIDS ee Wasaarada Caafimaadka Federalka […]

24th September 2024  admin  

Maxaa ku kalifay in Adan Xasan Cabdiraxmaan uu ku been abuurto Ruun Siciid Qorsheel oo ahayd sii hayaha safaaradda Soomaalida ee dalka Qadar. Aadn Xasan, wuxuu ahaa shaqaale ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo ka shaqayn jiray xarunta Wasaaradda ee ku taal caasimadda Soomaalida ee Muqdissho inaatnu xil ka qaban safaaradda Soomaalidu ku leedhay […]

24th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer howleed ku tegay Degmada Afmadow Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur-galayo xaaladda beni’aadannimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, waxa uu ku tagey degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada […]

24th September 2024  admin  

Koox ‘burcad ah’ oo doon kale ku afduubatay xeebaha Puntland Doon nooca kalluumaysiga ah oo Iran laga leeyahay ayaa shalay koox Burcad ah ay ka afduubteen xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari, waxaana ciidamada dhanka Badda ee Puntland sheegeen in ay ku bexeen, laakiin wali wax war ah kama soo bixin afduubka doontan. Waa doontoo […]