Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Maxaa dhex maray wasiir Turki ah iyo weriye su’aal ka weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya? Wasiirka Caddaaladda Turkiga Yılmaz Tunç ayaa ayaa ka gaabsaday su’aal laga weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku lug lahaa shil u uku dhintay bajaajle dalkaas u dhashay oo lagu magacaabo Yunus Emre Göçer. Wasiir Tunç ayaa yiri, “waxaan […]

23rd September 2024  admin  

Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow

23rd September 2024  admin  

Culusoow oo xil kale u magcaabay Ururka HAG ee uu ka tirsan yahay ee HAG. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo bilihii ugu danbeeyey olole xoogan ugu jiray sidii uruka uu ka trsan yahay ee Hawiye Action Group ay Gacanta ugu dhigi lahaayeen dhamaan xilalka safaaradeed ama Urur goboleed ee geeska Afrika ayaa hadda ku guulaystay […]

23rd September 2024  admin  

Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan Xafiiska Xeer-ilaaliyaha gobolka Minneasota, Keith Elison ayaa kusoo oogay dacwad 3 rag ah oo Soomaali ah oo loo heysto dacwado la xariira Musuqmaasuq iyo dhunsasho dhaqaalo dhan 11 Million oo Dollar. Saddex qof ee la eedeeyey ayaa ah mulkilayaasha Shirkado u shaqeeya dadka Waayeel ah […]

23rd September 2024  admin  

Turkiga oo soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya Dowladda Turkiga ayaa soo saartay amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii la sheegay in shil gaari uu ku dilay nin mooto bajaajle ahaa oo dalkaasi u dhashay, kaasi oo markii […]

23rd September 2024  admin  

Ina Xasan Culusoow oo nin ku dilay Turkiga ayaa baxsaday Maxamed Xasan Culusoow, oo ka mid ah caruurta aan xaafadahooda laga quudan xalaasha, uuna dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo aan ka mid ahayn shaqaalaha wasaaradda arimaha dibdda Soomaaliya , hase ahaatee isaga oo wata gaariga safaaradda Soomaaliy ku leedahay dalka Turkiga shil gaaari ku […]