Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Soomaaliya oo ku guuleystay in daynta laga cafiyo Guddiyada Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) iyo qeybta Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee Bankiga Adduunka ayaa ansixiyay barta dhamaystirka Soomaaliya ee barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah deymaha badan lagu leeyahay (HIPC). Barnaamijka ayaa Soomaaliya looga cafiyey deyn dhan $4.5 bilyan oo dibedda looga lahaa. Kadib […]

23rd September 2024  admin  

Haddii uu madaxweyne Culusoow ku fashilmay Dhuusamareeb, New york Guul ma ka keeni karaa? Madaxweynaha Xasan Culusoow, oo sanad dhowaad ku sugnaa magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta gobolka Galguduud, oo aan la kulmin cid aan ka soo jeedin beesha Hawiye intii uu halkaas joogay, isaga oo Soomaalida inteeda kale ku lahaa waxaan halkaas u jooga […]

23rd September 2024  admin  

Baarlamanka Puntland oo ku gacan sayray go’aanka Maxkamadda Sare Baarlamanka Puntland ayaa ka hor ymid go’aanka kasoo baxay maxkamadda dastuuriga ee Puntalnd, kaasi oo ay ku diidday muddo kororsi ay sameysteen xildhibaannada golaha wakiillada. Arrintan ayaa uga sii daraysa xiisadda siyaasadeed ee salka ku doorashooyinka ee ka taagan Puntalnd.

23rd September 2024  admin  

Shukumaan kaamirooyin qarsoon lagu dhex qariyay oo suuqa lagu iibinayo Kaamirooyin lagu dhax qariyay dharka sida shukumanka qubeeyska oo kale ayaa lagu iibaya suuqada Amazon,in kasta oo shirkadda arrintan horey lagu dacweeyay. BBC-da ayaa argtay shukumaan lagu dhajiyay kaamiro, waana arrin ay si weyn walaac uga muujiyeen dadweynaha. Garsoore Maraykan ah ayaa dhawaan go’aamiyay in […]

23rd September 2024  admin  

Maamulka Goboleedka Hargaysa siyaasiyiintooda intii ay ka fakirayeen Laascaanood ayaa amni xummo baahsan waxeey ka socotaa magaalada Hargaysa. Cabashadii ugu danbaysay waxeey ka timid wadayaasha gawaarida tagaasida, iyaga oo sheegay in inta la kiraysto markaa laga dhaco gaariga ama waxa uu jeebadaha ku sito.

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid ah madaxda shirkaas ka qeyb-galayso.