Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th May 2025 admin
Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa ku amartay Xawaaladaha iyo Shirkadaha kale ee lacagaha dira in aysanadeegsan karin magaca “Somaliland” ayna kaliya ku soo koobaan magaca Soomaaliya marwalba oo dalka laga hadlayo

5th May 2025 admin
Nuxurka khudbaddi ay xalay Kamala Harris ku soo xirtay Shirweynaha Xisbiga Dimoqraadiga Madaxaweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa xalay ku boorrisay shacabka Mareykanka in ay iska diidaan kala qeybsanaan siyaasadeed, taasi baddalkeedana ugu yeertay wax ay ku tilmaantay “dariiq cusub oo horay u socod ah,”. Harris oo xiritaanka Shirweynaha Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ka jeedisay […]

5th May 2025 admin
Gudoomiyihii Guddida Masjid Jamaaca Ceerigaabo Sheekh Jamaal Xaali Dhuluc ayaa Ceerigaabo ku geeryooday Waxana tacsi udiray culimada Magaalada Ceerigaabo gèg

5th May 2025 admin
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ay fulisay dalab ay u dirtay Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airline ay aqbasha in ay beddesho bogeeda tigidhada laga goosto oo marka Hargeysa loo socdo qeexaya in ay tahay Somaliland. Warqad ay shirkadda Itoobiya soo dirtay ayay ku sheegtay in wakhti loogu daro […]

5th May 2025 admin
Dheymanka labaad ee ugu weyn adduunka oo laga helay dhul Afrika ku yaalla Dheymankii labaad ee ugu weynaa abid ee la helo – oo cabbirkiisu yahay 2,492-carat – ayaa laga soo saaray Botswana goob macdan ay leedahay shirkadda Canada laga leeyahay ee Lucara Diamond. Waa kii ugu weynaa tan iyo markii dheymankii 3,106-carat ahaa ee […]

5th May 2025 admin
Itoobiya: ‘Ma jirto cid naga joojin karta inaan dhaqdhaqaaqyo ka sameyno gudaha Soomaaliya’ Bishii June, Xuseen Macallin oo ah La taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in marka uu dhamaado bixitaanka ciidamada hawlgalka ATMIS ay guud ahaan ciidamada dalka Itoobiya isaga bixi doonaan dhulka Soomaaliya, aysanna aqbali doonin hawlgalka xiga ATMIS […]