Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo deeq lacageed ka guddoomay Safiirka Shiinaha Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag dhan 1,000,000 oo Dollar,  taas oo ay uga qaybqadanayaan gurmadka loo sameenayo dadka ay samaayeen xalaadaha adag ee ay sababtay El-Niño. Lacagtaan ayaa dowladda Shiinaha waxa ay […]

23rd September 2024  admin  

Mid ka mid ah musharrixiinta madaxtinnimada Puntland Cabdicasiis Maxamuud Afguduud ayaa ku dhintay shil baabuur. Baabuur uu la socday marxuumka ayaa waxa uu uu shil ku galay isago kusii jeeda magaalada Qardho.

23rd September 2024  admin  

Guur Wadareed Mar kaliya 50 qof Loogu Sameeyey Mandheera Dhalinyaro gaareysa illaa 50 ruux oo isugu jira wiilal iyo gabdho ah ayaa mar kaliya maanta loogu sameeyay ‘’guur Wadareed’’ magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi bari Kenya. Guurkan ayaa ujeedadiisu aheyd in lagu kaalmeeyo dhalinyarada iyo dadka kale ee doonayay in ay qoys dhistaan balse u […]

23rd September 2024  admin  

Waa kuma Sheekha caanka ah ee ammaanta usoo jeediyay haweenka Soomaalida? Sheekha caanka ah ee Muft Menk ayaa maalmahan qabsaday baraha bulshada Soomaalida, kaddib markii muuqaal uu soo duubay uuna kaga hadlayay arrimo dhowr ah, uu ku ammaanay haweenka Soomaalida. Sheekhan oo khudbad Jimcihii lasoo dhaafay ka jeedinayay masjid ku yaalla dalka Koofur Afrika, ayaa […]

23rd September 2024  admin  

Madaxda Puntland oo la kulmay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiillada, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiillada Dowladda Puntland. Madaxda […]

23rd September 2024  admin  

Allah ha u naxariistee Caydiidd waa ka xishooday waxa uu sameeyey Culuoow Maleeshiyaadkii Hawiye ee uu hoogaaminayey Maxamed Caydiid ee Ciidankii Soomaaliya kala wareegtay Villa Wardhiigleey 1991, oo dadka qaarkood u yaqaaniin Villa Soomaaliya, markii uu Caydiidd la waregay Villada, guud ahaan madax ugama dhigin maleeshiyaadkii Hawiye ee uu watay wiilkiisa, halka uu maanta M. […]