Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee markii ugu horeysay garsoore ka noqonaya koobka Qaramada Afrika ee 2024 Waxay ahayd wax u u jeclaa inuu noqdo markii uu yaraa – garsoore kubadda cagta – isagoo ciyaaraha xaafadaha deegaankiisa uu qaban jiray garsoor kooxaha ku ciyaarayey, xilliyada gaarka ee bisha ramadaanna uu qaban jiray garsoore. Cumar Cabdulqaadir […]

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay khudbadii Jimcaha ee Masjidka Madaxtooyada, ayaa ku dheeraaday arrimaha wax ka bedelka iyo dhaqan gelinta dastuurka Soomaaliya.

23rd September 2024  admin  

Waa kuma amiirka cusub ee dalka Kuwait oo Soomaaliya xiriir dhow la leh? Sheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax ayaa loo dhaariyay inuu noqdo amiirka cusub ee boqortooyada Kuwait, kadib kalfadhi gaar ah oo golaha qaranka ee dalkaasi ay yeesheen, Amiirka cusub ayaa waxa uu ballan qaaday inuu yahay “muwaadin daacad u ah dadkiisa iyo dalkiisa.” Amiirka […]

23rd September 2024  admin  

Maxaa ka jira in Hungary iyo Turkey ay u heshiiyeen Sweden? Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary Viktor Orbán. Orbán ayaa sheegay inay u taallo baarlamanka Hungary inay go’aansadaan xilliga ay doonayaan inay arrintan u codeeyaan. Waxa […]

23rd September 2024  admin  

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, oo uu garab fadhiyo Ugaas Mahamed Ugaas Ahmed Ugaas Faarax , ayaa sheegay inuu dhigayo godasga shir Daarood Waa cadaan doonta sida caanaha geela waxa uu darood doonaya~ Garaad Jamac Garaad Cali pic.twitter.com/Yxzcoy3PI6 — Kenadiid (@KarkaarShuayb) December 18, 2023

23rd September 2024  admin  

RW Xamze oo furay shirkii Irir Samaale ee uu maal gelin jiray Kaligii taliyaha Jabuuti Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi oo aan inta badan dalka aan ka dhoofin ayaa dhowaan diyaarad u qaatay Dalka Jabuuti, si uu halkaa uga furo shirkii Irir samaale ee sanadkiiba hal mar maal gelin jiray Kaligii taliyaha Jabuuti. Khudbaddii Ra’isul […]