Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Iska horimaad dhimasho leh oo saaka ka dhacay Laascaanood Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen iska hor-imaad saaka ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, sida ay ilo-wareedyo u xaqiijiyeen VOA. Iska hor-imaadka ayaa dhexmaray laba maleeshiyo, kuwaas oo isku qabsaday gaari Cabdi Bile oo hore looga qabsaday ciidamada […]

23rd September 2024  admin  

“Madaxweyne isma aamineyno,kuma aamineyno,qof qof aaminaya majiro

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka iyo Xildhibaanno Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa xafiiska Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta kulan kula qaatay xubnaha guddiga iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Ahmed Jumah Alromaithi. Xubnaha guddiga oo uu hogaaaminayo guddoomiyaha Guddiga Saaxiibtinimada […]

23rd September 2024  admin  

Puntland ayaa ku jirta marxalad doorasho oo maalmo uun ay ka dhiman yihiin waqtiga ay ku egtahay dowladda, kuna beegan 8 Janaayo 2024-ka. Beelaha kala duwan ee daga deegaanadaasi ayaa odayaashooda dhaqanku waxay wadaan soo saarista liiska xildhibaanada 6aad ee golaha wakiilada Puntland. Maxamed Cabdiqaadir Cismaan oo xoghaye ka soo noqday guddiyadii xalinta khilaafaadka ee […]

23rd September 2024  admin  

Golaha Dhaqanka beesh Dhubahante ayaa sheegay in aysan soo qorayn xildhibaanada cusub ee baarlamanka Puntland.

23rd September 2024  admin  

Haweeney labo ilmo galeen leh oo laba maalmood labo ilmood kala dhashay Waa qiso naadir ah laakin ah dhacdo mararka qaar adduunka ka dhacda. Haweenaydan Maraykanka ah ayaa leh abuuridan naadirka ah, waxayna leedahay labo ilmo galeen, labo maalmood oo kala duwanna waxay dhashay labo ilmo oo mataano ah. Waa dhacdo naadir ah oo laga […]