Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Wejiga labaad ee barnaamij ay shacabka Mareykanka ku keeni karaan qaxootiga oo billowday Haddaba sida uu u shaqeynayo wajigan labaad ee barnaamijka ayey Caasha Ibraahim Aadan ka wareystay Aaden Bataar oo ka mid ah madaxda hay’adda dib u dejinta qaxootiga ee Catholic community Services ee Utah. Dowladda Mareykanka ayaa furtay wajiga labaad ee barnaamijka loo […]

23rd September 2024  admin  

In badan ayaa beesha Daarood ay ku adkaatay sidii ay ka yeeli lhaayeen ama ugu jawaabi lahaayeen dhaqamo ku cusub Soomaalida, oo a Odayaal sheeganayan inay Beelo nabadoono u yihiin ay si liidata oo cuqdadaysan Warbaahinta fariimo aan munaasib ahayn u soo marinayeen beesha Daarood. Sidoo kale Ururada ay ka mid yihiin Irir samaale, Heritage […]

23rd September 2024  admin  

Itoobiya oo ku dhowaaqday inay iska bixin waysay daynta Dowladda Ethiopiya ayaa ku dhawaaqday maanta in ay awoodi wayday inay iska bixiso daynta lagu leeyahay, iyadoo noqonaysa dalkii saddexaad ee Afrika ee daynta iska bixin waaya.

23rd September 2024  admin  

Maxaa lagu saleeyey go’aankii 17-ka xildhibaan lagala noqday baarlamaanka Puntland? Daawo Waraysi qaas ah oo Madaxweynaha SSC-KHAATUMO uu amuurtaasi uga faaloonayo.

23rd September 2024  admin  

Suldaanka guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Ayaa maanta u gudbiyey Guddiga Ansixinta iyo xallinta khilaafadka Golaha Wakiilada DPL Liiska Xildhibaanada ku metelaya Gobolka Sanaag iyo Haylaan.

23rd September 2024  admin  

Daraasad: “Lama hubo in caano-booraha la siiyo carruurta ay faa’iido leeyihiin” Daraasad cilmiyeed la sameeyay sanadkan horraantiisa ayaa lagu ogaaday in aysan jirin caddayn ku filan oo lagu taageerayo sheegashooyinka shirkadaha qaarkood ee ku saabsan faa’iidooyinka caafimaad ee laga helo caanaha carruurta yaryar. Sheegashooyinkan aan ilaa iyo hadda loo hayn cadeeyn cilmi oo sax ah, […]