Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

8th May 2025 admin
Caasimadda Puntland ee Garpwe ayaa maanta lagu soo dhowey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire, oo kasoo laabtay safar uu ugu maqnaa qaarada Europe. Soo dhoweynta waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda , Madaxtooyada Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan Degmada Garoowe, Saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada .

8th May 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo wefti ballaaran oo ka kooban Xildhibaanno, Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo maalihii u dambeeyey ku sugnaa Goboladda Haylaan iyo Sanaag ayaa maanta Degaanka Balli-Busle ee Degmada Buraanka dhagax-dhigay Ceel-biyood degaanku baahi weyn u qabay, kaas oo wax weyn ka tari doona baahida biyo la’aanta […]
8th May 2025 admin
Xingalool, Sep 17,2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Siciid Jamac Qorsheel oo ka mid ah waftiga gudoomiyaha barlamaanka Puntland Hon Abdirisaaq Ahmed Said ku weheliyay safar uu ku marayay gobolada Haylaan iyo Sanaag ayaa galabta kormeer ku tagay Isbitaalka degmada Xinglool ee gobolka Sanaag. Waxaa isbitaalka ku soo dhaweeyay isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Haylaan Jamac […]

8th May 2025 admin
Allah ha u naxariistee Muna Maxamud jamac Dhahar oo ka soo jeeday gobolka Sanaagiyo gabadh yar oo ay dhashay ayaa ku wada geeriyoodeen Biyomareen ku yaal dalka Faransiska Maalinnimadii isniintii gabadh yar oo afar jirah iyo hooyadeed oo Soomaali ah ayaa la soo weriyey in ay ku naf waayeen webi ku yaalla waqooyiga Faransiiska. Goobta […]

8th May 2025 admin
Bashiir Moçalin Cali Xasan, oo ka mid ahaa hogaamiyaashii Hawiye ee Muqdisho ka sheegtay una kana shaqayn Kari waayey madaxweynihii hore ee Soomaala Masaxmed Cabdulaahi Farmaajo, ahaana ninkii derbiga taagnaan jiray ee ku can baxay Farmaajo waa mMareexaan oo markii hogaamiyaooda Xasan Culusoow uu ku gulaystay Madaxweynaha Soomaalia lppgu abaal guday Agaasimaha Guud ee wasaarada […]

8th May 2025 admin
https://allsanaag.com/images/audio/heeso/4-Ishii-buktay-ku-bikaacso.mp3