Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

12th May 2025  admin  

Maxaad ka ogtahay taariikhda Markabkii Culya 1 ee ka qeyb qaatay difaaca badaha Puntland ,ka hortagga falalka burcad badeednimada iyo

12th May 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub doorkooda muhiimka ah ee dib-u-dhiska hay’adaha dowladda, […]

12th May 2025  admin  

Dhul hodon ah , dahab , buuro , beero , beeyo , bad ,xoolo , bahalo , ugaadh intuba waa ku nool yihiin wana Cal-cad , Laasqoray, Sanaag ,

12th May 2025  admin  

Xildhibaan Kuluc oo u jawaabay Hogaamiyaha Khaatumo ee taraaraxay. Hogaamiyaha Khaatumo  Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa sheegay hadal ka yaabiyey dad badan oo ka soo jeeda beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli, kaas oo ahaa in shacabka Warsangeli iyo Dhulbahante ay isku duruufo yihiin.. Shacabka Beesha Dhulbahante, oo muddo tobon sano ah ay u soo socdeen shirar […]

12th May 2025  admin  

Kenya oo maxkamad soo taagtay rag dhoofinayay quraajo qaali ah oo Bariga Afrika uun laga helo Maxkamad ku taalla Kenya ayaa maanta dhegeysatay kiis safrinta xayawaannada oo heerkiisu sarreeyo, kaasoo ku lug leh dhoofinta sharci-darrada ah ee kumannaan kun oo quraanjo nool ah. Eedeysanayaasha—oo kala ah wiilal dhalinyaro kasoo jeeda Biljamka oo lagu kala magacaabo […]

12th May 2025  admin  

War murtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka Puntland Waxaa si ramsi ah loo soo xidhay Shirweynaha Maalgelinta Caafimaadka Puntland 2025 oo ay qabatay Wasaaradda Caafimaadka Puntland, shirka oo socday muddo labo maalmood ah 21 iyo 22-ka bisha afraad waxaa ka soo baxay war murtiyeedkan.