Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

Asbestos: Maxay tahay sunta halista ah ee ka dhalatay howlgalka militari ee Israa’iil ka waddo Qasa?
12th May 2025 admin
Asbestos: Maxay tahay sunta halista ah ee ka dhalatay howlgalka militari ee Israa’iil ka waddo Qasa? Dagaalka militari ee Israel ee Gaza waxa ka dhashay shucaac sun ah oo loo yaqaan asbestos. Macdanta, oo mar si weyn loogu isticmaali jiray qalabka dhismaha, waxay hawada ku sii deysaa shucaac sun ah marka la qaso kuwaas oo […]

12th May 2025 admin
Inalilahi Waa Inaha Ilahay rajacuun Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Sheekh Cabdi Maxamuud Xasan oo ku geeriyooday degnmada Badhan ee gobolka Sanaag . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan […]
12th May 2025 admin
Gudoomiyaha Golaha wakiiladda dawladda Puntland oo maantay lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland.

12th May 2025 admin
Hawlgalka Hillaac ee Calmiskaad, waxaa ku xiga Hawlgalka Onkod ee Calmadow” Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta tababar rasmi ah usoo xiray Dufcaddii 4-aad ee ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland Maritime Police Force (PMPF).

12th May 2025 admin
Harti isma damci karo Waa is yaqaana, Caaqil saxardiid cali dhawaaq

12th May 2025 admin
Arrimaha ku gedaaman heshiiska shidaalka ee Turkiga iyo Soomaaliya ee muranka badan dhaliyay Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada Soomaalida dood ka abuuray warbixin ay daabacay Nordic Monitor taasi oo ka shaqeysa dabagalka iyo arrimaha cilmi baarisyada waxaana mareegtaasi ay faah-faahisay heshiis la sheegay in sannadkii la soo dhaafay ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo […]