Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

12th May 2025  admin  

Israa’iil ayaa dawladda Qadar ku dhalleecaysay doorka laba geesoodka ah ee ay ka ciyaarayso dhexdhaadinta Xamaas iyo Israa’iil iyo dadaallada xabbd-joojinta. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay in la gaadhay xilligii Qadar ay joojin lahayd hadalkeeda laba wajiilaynta ah. Waxaana uu intaasi ku daray in Qadar ay la gudboon […]

12th May 2025  admin  

Diyaaradda Somali Airlines oo aan la aqoon meel ay ka shaqayso iyo Rikaab ay qaado ayaa Maareeye loo magcaabay. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa diyaarad aan la aqoon halka ay ka shaqayso, oo aan duuliumaad samayn muddo 35 sano ah u magcaabay Maareeye. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Mudane Cabdulaahi Iimaan […]

12th May 2025  admin  

Hogaamiyihii hore ee USC, oo sheegay inuu Soomaaliya ka quustay. Hogaamiyihii hore ee USC, kana mid ahaa dagaal oogayaashii Soomaaliya soo maray kuwoodii gacanta ku dhigay Hantidii Guud ee Soomaaliya iyo tii gaarka loo lahaa ee magaalada Muqdisho ayaa hadda sheegay inuu Soomaaliya ka guustay. Cabdi qaybdii, oo ka mid ahaa garabkii Caydiid ee Jabhaddii […]

12th May 2025  admin  

Kasibba ah gabar qabta xanuunka Autism-ka oo ay dhibaato ka haysato dhanka wax barashada, ayaa si khalad ah ugu xirnayd isbitaal dhimirka oo ku yaalla dalka Ingiriiska muddo dheer oo sanooyin ah. Waxaa la geeyey ayadoo 7 jir ah, haddeerna waa 50 jir. Haweeneydan ayaa u dhalatay dalka Sierra Leone, waxaana magaca Kasibba ay mas’uuliyiinta […]

12th May 2025  admin  

oosaaso: 30 April 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin, oo ka mid ah Isimada dhaqanka Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay Amniga iyo horumarka Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland, waxaana kala qeybgalay Madaxweynaha, xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyada.

12th May 2025  admin  

Waa kuma Soomaaliga keliya ee ka mid noqday baarlamaanka Canada, maxaa se u sahlay guushiisa muddada dheer? Doorashada Canada oo Isniintii dhacday ayaa waxaa markale hoggaanka qabtay xisbiska Libraalka oo muddo hoggaaminyay dalkaas. Doorashadaas Canada waxaa ka tartmay saddex nin oo Soomaali ah oo kala ah Axmed Xuseen, Sayid Axmed iyo Cumar Abuubakar oo ka […]