Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

24th November 2024  admin  

Turkiga oo Itoobiya kala hadlaya khilaafkii ka dhashay heshiiskii is-fagaradka ee Somaliland iyo Itoobiya Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Itoobiya Hakan Fidan ayaa waxa uu shalay booqasho ku gaaray caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, halkaas oo uu kula kulmay ra’iisul wasaaraha dalkaas Abiy Ahmed, sidaas waxaa sheegay wasaaradda arimaha dibadda ee Turkiga. Safarka oo […]

24th November 2024  admin  

Oradka 10,000 ee Mitir ayaa waxa ka qayb galay wiil Soomaali ah oo la yiraah Maxamed Ahmed, balse heesta dhalashada dalka Kanada, ayaa waxa uu galay kaalinta 4aad, waxa uuna wax yar ku sigay in uu noqdo qofka labaad, wuxuuna ku xigay Yugaandhiiska qaaday lanbarka koowaad. Hase ahaatee, waxa Maxamed booska labaad iyo seddexaad ka […]

24th November 2024  admin  

Tirada dadka ku dhintay qaraxii Liido oo korortey Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah. Dhimashada ayaa gaartay ku dhawaad 40 qof halka dhaawacana uu yahay toddobaatameeyo.

24th November 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay hanbalyo u dirayaan shacabka Puntlna oo caawa u dabaal degaya sanad guuradii 26aad ee asaaska Puntland Eebow Waa Mahadaa

24th November 2024  admin  

Xil Cali Mahdi”Beri yaa damaand qaadaayo hadii Hubkale oo sharci daro ah uu dalkeenna soogalo maadam…

24th November 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta wax-ka-baddelka xeerka Warbaahinta Puntland.