Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

24th February 2025 admin
Waa qalad & ceeb ku dhaceysa DF iney ka aamuso guulaha Puntland ee ka dhanka ah Arga*sada | Sheekadii Tiktok ee Hawiye & Daarood ayaa lala yimid siyaasadii|

24th February 2025 admin
Shirka guryaha kireeya oo Durba Kasoo Jawabay amarka Wasarada Arimaha Gudaha Puntland ee ku aadanaa Ajaaniibta. . All reactions:

24th February 2025 admin
Waa kuma “ninka ajnabiga ah ee Daacish ka tirsanaa” ee ay ciidamada Puntland sheegeen inay dileen? Ciidamada ammaanka ee gobolka Bari ayaa manta sheegay in ay toogteen nin ay sheegeen inuu ajnabi ahaa kaas oo miinada nooca la hago ku aasaayay bartamaha magaalada Boosaaso ee caasimadda gobolka Bari. Hay’addaha amaanka ee gobolka bari ayaana xusay […]

24th February 2025 admin
Toga-jeceel oo ah Dhul iskugu jira Buuro,Togag,Dooxooyin iyo Dhul hawd ah oo Geedo badan oo ay ku yaalaan Saldhigyada argagixisada ee Shebaab,Turmasaale iyo Dasaan,ayaa argagixisada laga sifeeyay 60%,waxaana weli harsan in la sifeeyo 60-km. Ciidanka hawlgalkan Toga-jeceel ku jira,waa Sadex Guuto oo loo dhamaystiray Adeegii ay ubaahnaayeen oo ay ku jiraan Diyaarado dhaawaca qaada iyo […]

24th February 2025 admin
Kornayl Bashir Cisman Waraaba Dheere Taliyaha Ururka 43aad ee Ciidanka Darawiishta Puntland fadhigoodu yahay Gobolka Cayn oo u ruqaansaday Hawlgalka Hillaac ee Cidhibtirka Kooxda Daacish ee Buuraha Calmiskaad.

24th February 2025 admin
“Shirkaddaha Isgaarsiintu kaar uma furi karaan Ajaaniib aan haysan Aqoonsi,”