Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

22nd November 2024  admin  

Itoobiya oo difaacday is af-garadkii ay Somaliland la gashay iyo Masar oo mar kale Soomaaliya u muujisay garab istaag Itoobiya ayaa difaacday heshiiskii is af-garadka ahaa ee ay la gashay Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, horraantii sanadkaan. Wasiirka arrimha dibadda Itoobiya Taye Atske-Selassie oo dhawaan khubad ka jeediyay shirka Qaramada Midoobey ee New […]

22nd November 2024  admin  

https://www.facebook.com/share/v/q5955hTbvQNKMF2L/?mibextid=Le6z7H

22nd November 2024  admin  

“Xasan Shiikh iyo Xertiisu waxay doonayaan inay mashruuc walba maamulaan”. Wasiir dawladaha Qorsheynta Puntland Faarax M. Awcisman https://www.facebook.com/share/v/q5955hTbvQNKMF2L/?mibextid=Le6z7H

22nd November 2024  admin  

Wasiir Juxa : Xasan Sheekh Maxamuud iyo Liicitaanka awood qaybsiga Somalia XSM iyo fursadiisii 2-aad ee lagu khaldamay. pic.twitter.com/JHZYssNULt — Juxa Farah (@FarahJuxa) September 28, 2024

22nd November 2024  admin  

Waa kuma Nasrallah hoggaamiyaha Xisbullah ee ay Israa’iil dishay Xisbullah ayaa xaqiijisay geerida hogaamiyihii ururkaasi Sheekh Xasan Nasrallah, kadib markii Israel ay sheegtay inay 64-jirkan ku dishay duqeyn ay ka geysatay Beirut. Nasrallah oo ahaa hogaamiyihii hore ee dhaq dhaqaaqa Shiicada Islaamiga ah ee Lubnaan ayaa ahaa mid kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan iyo kuwa […]

22nd November 2024  admin  

Saraakiil boolis Soomaali Canadian ah oo telefoonnadooda la dhageystay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan kuwa magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas, ayaa aad wax looga xumaado ku tilmaamay, kadib markii la sheegay in Shan sargaal oo Soomaali ah oo ka tirsan booliska Ottawa la dhageysanayay hadalladooda, islamarkaana lala socday dhaq-dhaqaaqooda iyaga iyo qoysaskooda. Hoggaamiyeyaasha […]