Category Archives: ISAQLAND

ISAQLAND

4th June 2025  admin  

Puntland: “Daacish kadib waxaan usoo jeesaneynaa al-Shabaab” Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalkii u dambeeyay ee ciidamadooda ay ka sameeyeen deegananada Bari, gaar ahaanna buuraha Calmiskaad oo ay kooxda Daacish kagala wareegeen Togga muhiimka u ahaa kooxdaasi ee Miiraale. Bishii Disember 31, sanadkii 2024 ayaa ciidamada Puntland iyaga oo isku […]

4th June 2025  admin  

Somaaliya ma noqon doontaa sida Guyana oo shidaalka la soo baxday Dalka Guyana oo shan sano ka hor shidaalka la soo baxday, ayaa dalkas waxa laga dareemayaa horumar dhinac walba. Wxay ahayd dalka ugu faqiirsan Koonfurta America hadana waxay noqotay kuwa ugu qanisan intii shidaalka ay la soo baxeen. Hal sano gudahed ayaa dhaqaalaheedii kor […]

4th June 2025  admin  

Golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shir ay saakay yeesheen waxay mar kale ku magacaabeen Mahad Maxamed Salaad inuu noqdo agaasimaha hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA. Mahad ayaa beddelaya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Go’aanka ayay golaha wasiirradu ku gaareen shir degdeg ah oo ay saakay ku yeesheen Muqdisho. Sanbaloolshe ayaa xilka hayay tan iyo bishii […]

4th June 2025  admin  

“Madaxweyne Hassanoow raggaan ( Ahmed Madoobe & MW Deni) anaa lasoo shaqeeyay 2 sano, nin igaga khibrad badana ma jirto, waad la dagaali, iyaga uunbaana soo hadhi.. Laf kaa weyn wey ku jebisaa..” Ra’sisul wasaarihii hor ee Soomaalia Mudane Mohamed Hussein Roble. “MW Hassanoow raggaan (MW Ahmed & MW Deni) anaa lasoo shaqeeyay 2 sano, […]

4th June 2025  admin  

Hawlgal Cir iyo Dhul ah, ayaa Ciidanku Ku qabtay Togga #oo ah meesha ugu weyneyd ee ay isku urursanayeen firxadka Aragagixisadu.

4th June 2025  admin  

Ogoow sababta dacwadda loogu soo oogay haweeneeydaan oo la xiray iyadoo u socota Dubai Bogga xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka ayaa shaaciyay in Hibo Dacar oo ah haweeneey Soomaali Maraykan ah oo sida lagu eedeeyay ka mid ahayd dadkii loo haystay wax isdaba marinta ‘nidaamka Quudinta Mustaqbalkayaga’ lagu soo oogay laba dacwadood oo khiyaano […]