Category Archives: ISAQLAND

ISAQLAND

4th June 2025  admin  

Waxaan soo dhaweynayaa muddaynta gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan in wadatashi Qaran laga yeesho arrimaha masiiriga ah ee dalka, kuwaas oo ay ugu horreeyaan doorashada, amniga iyo Dastuurka.

4th June 2025  admin  

Xasan Culusoow oo iska xaadirayey xerada Xalane ee ka madax banaan Soomaali inteeda kale Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey James Swan ayaa ku faraxsan inuu maanta magaalada Muqdisho ku biiro xubnaha Beesha Caalamka ee loo yaqaan C6+ si uu warbixin uga dhagaysto hoggaanka Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliya ka gadaal kulan ay ku yeesheen […]

4th June 2025  admin  

Maxey ka dhigantahay in mucaaradku shuruudo adag ku xiraan gogoshii madaxweyne Xasan fidiyay? Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ah dallad ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin mucaaradka ku ah dowladda federaalka ah ayaa sharuud adag ku xiray ka qaybgalka gogol wadatashi oo uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud. Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen […]

4th June 2025  admin  

Waxay ahayd maalin dahabi ah oo aan dhex qaadnay dhul juquraafi ahaan kala duwan oo ka tirsan gobolka Bari, waxay ahayd dharaar aan cagta marinay in badan oo ka mid ah dhulkii Ciidamada Dawladda Puntland ay ka jafeen Argagixisada Daacish.

4th June 2025  admin  

Ing. Ciise googooye , oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada ayaa guud ahaan Soomaalidu maanta hadal hayaan khudbad uu jeediyey oo ka duwan sida Soomaalida kale uga hadli jireen gooni goosadka ama Soomaaliya diidka, Inta badan Soomaalidu waxay Baraha bulshada uga amaanayaan aqoonyahanka sida geesinimada leh ee uu khudbadda u […]

4th June 2025  admin  

Hoos ka daawo Cunug Soomaaliyeed hogaamiye isu arka iyo madaxweynihii dalka oo leh maxaa iga galay