Category Archives: ISAQLAND
21st November 2024 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]
Geerida ‘quruxloowgii Jordan’ ee is qabsatay baraha bulshada iyo sida uu ugu dhintay xanuun halis ah
21st November 2024 admin
Geerida ‘quruxloowgii Jordan’ ee is qabsatay baraha bulshada iyo sida uu ugu dhintay xanuun halis ah Qaar ka mid ah dadka caanka ah baraha bulshada ayaa aad uga falceliyay warka ku saabsan geerida Ayman Al-Cali oo loo yaqaanay “Mr. Jordan” kaas oo geeriyooday maanta oo Isniin kadib halgan dheer o la galay xanuunka Kansarka oo […]
21st November 2024 admin
Qaar ka mid ah dadka caanka ah baraha bulshada ayaa aad uga falceliyay warka ku saabsan geerida Ayman Al-Cali oo loo yaqaanay “Mr. Jordan” kaas oo geeriyooday maanta oo Isniin kadib halgan dheer o la galay xanuunka Kansarka oo uu u dhintay ugu dambeyntii. Dad badan ayaa isugu soo baxay baroor diiqda geerifa ninkaan dhalinyarada […]
21st November 2024 admin
Tartankii beelaha ee doorashada Isaaqland waxa matkan ku guulaystay beesha Habar yoonis Guddiga doorashooyinka Isaaqland oo shir jar’aaid ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaciyay in musharraxa madaxweyne ee beesha Habar yoonis i Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu ku guulaystay marka la eego natiijada ku meel-gaarka ah. Arrintaa ayaa ka dhigan in musharrax Cirro uu ka […]
21st November 2024 admin
Maxaa ka jira in xafiiska Xamas ee Qatar loo raray Turkey? Ilo-wareedyo diblomaasi oo Turkish ah ayaa Isniinta maanta ah ku gacan sayray warar sheegaya in Xamas ay xafiiskeeda siyaasadeed ay ka rartay dalka Qatar una guurtay Turkey, ayaga oo intaas ku daray in xubnaha kooxda reer Falastiin ay kaliya mar mar booqdaan dalkaas. Doha […]
21st November 2024 admin
Rw Xamze oo la soo kalifay , ka dib markii Inqilaabkii HAG uu fashilmay oo ciidamada Jubbaland dideen inay ka qayb qaataan Waxaan ugu baaqayaa dadka reer Jubbaland inay tashadaan. Ciidamada amniga waxaan ugu baaqayaa inay ka fogaadaan siyaasadda. Walaalkay waxaan ugu baaqayaa in uusan ciidamada marna u adeegsan arrimaha siyaasadda. Waana dambi la isaga […]