26th July 2024  admin  Category :

Bulshada Gobolka Sanaag,  guud ahaan meel kasta ha joogeen  waa dulman yihiin.

Waxa jira Dugsiyo ku yaal gobolka Sanaag oo lacag ka qaata Hargaysa. Garowe iyo Qurba joogta . Hadana caruurtii dan yarta ahayd  ka qaada  lacag aan cagliga gelin oo mararka qaarkood ku kalifta Qoysaskii dobolkaas ku noolaa  inay ka guuraan gobolka  Sanaag si ay caruurtooda wax u baraan oo u raadsadaan waxbarasho bilaash ah ama mid jaban. Dugsiyadani maaha kuwa gaar lo leeyahay uguma yeeri kartid waa  kuwio dawladeed . Waa dugsiyo ku yaal meel aan maamul ka shaqayn

Daawo aabahan Ceerigaabo xarunta gobolka Sanaag jooga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*