27th July 2024  admin  Category :

Camey oo Muqdisho kula kulmay hogaanka  AMISOM

Saraakisha ugu sareysa ciidanka AMISOM ayaa kulan degdeg ah la qaatay madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cumar Camey, waxayna ugu hambalyeeyeen guushii ciidamada Puntland ka gaareen dagaalkii lagu  xoreeyay degmada qandala ee gobolka Bari.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa u sheegay saraakiisha AMISOM inay Puntland leedahay ciidanka qaran oo isaga filan dagaalka argigixisada lagula jir.

Sargaal u hadlay AMISOM ayaa sheegay sanadkaan inay dalka oo dhan ka xorayndoonaan kooxda Alshabaab iyo Daacish, wuxuuna Puntland ku ammaanay inay kaalin xoogan ka qaadanayso dagaalka argigixisada ee Soomaaliya.

 

15283905_1147974821960057_4488355333003930246_n15284037_1147975128626693_4086683418060710978_n15285083_1147975005293372_6088337381527208004_n15319265_1147974965293376_8615061848105794295_n15326536_1147974841960055_2768061789314600063_n15338739_1147975038626702_1522104025193922385_n

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*