27th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntaland Eng Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Camay ayaa qado sharaf u sameeyay isimada iyo culumada puntland
ee uu hogaaminayey boqor burhaan boqor muuse kuwaas oo kasoo laabtay nabadayntii beelaha walahaaha ee ay dirirtu ku dhex martay deegaanka dhumay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*