27th July 2024  admin  Category :

Cali Khaliif oo Muqayiliin u diray Hargaysa

Madaxweyne kuxigeenka khaatumo Cabdale Maxamuud Cali Haybe oo Maanta Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Buuhoodle ayaaa Gabi ahaanba Ka Horyimid Qorsha Shirkii Balicad ee Dhawaan Halkaasi Lagu soo gabo Gabeeyey.

Madaxweyne kuxigeenka khaatumo ayaa fashilay wafti qarsoodi ahaa oo uu madaxweyne Cali Khaliif wasiiro ugu diray dhanka maamulka  Beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SBN,  kuwaas oo sidey dhamaal loona gudbiyay hogaamiyaha maamulka Hargeysa .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*