27th April 2024  admin  Category :

Abwaanka Soomaaliyeed Cali jaamac Boqore  ee tiriyey heesta caanka ah ee Burco daawo dacalada, ayaa Todobaatameeyadii loo soo bedelay magaalada buraan si uu uga  noqdo maamulaha dugsiga hoose dhexe ee degmada Buraan ee ugu da’da weyn gobolka Sanaag.

Abwaan Boqore oo ka helay bilicda degmada Buraan ayaa heestan tiriyey ka hor Intaanu  heestiisa caanka ah ee Burco daawo dacalada alifin

Image may contain: sky, tree, outdoor, nature and water

Buraan bahal ma lahaa belo aad ka baqan
Bus ma laha lugaha boor ku dhega ee buraan waa bariga beledka ugu wacan, buuraLeyda Golis ugu bilicda roon.
Webi burqanayoo abid barwaaqo ah bay ku barbar taal

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*