29th March 2024  admin  Category :

Calanka Soomaaliya ma dagaal ayaa lagula jiraa? Booqashada Ra’iisal Wasaare Kheeyre ee Kenya ayaa ka muuqatay mid aan loo soo dhaween si wannaagsan, sidoo kalle, waxaa inaba ka muuqan meesha oo aan la keenin calanka Soomaaliya. Sababta ayaa u muuqata mid hoos loogu dhigayo qaranka Soomaaliyeed.

Muuqaalka Hoose waa Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Booqanaya Dalka Kenya

Muuqaalka Hoose waa Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga oo Booqanaya Dalka Itoobiya

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*