9th July 2026  admin  Category :

Buurta Barakaysan ee Cimilada kala duwan leh

Khayraadka Calmadoow marka laga yimaado Dahabka Milxo iyo Macdanaha Qaaliga ah ee Dhalan iyo Majayahan ma oh tahay in ay ka mid tahay 5 Degaan ee Aduunkaan an ku nool nahay ee laga helo Cimilada ay ka baxaan Dalagyada Qaboobaha iyo Kulayka.

1) Andes Region South America

2)south Asia India ,Nepal

3) Mediterranean + Mountain Zones (e.g., Morocco, Turkey)

4 Southeast Asia Highlands (e.g., Vietnam, Philippines).

Somali badan oo an aqoon badan u lahayn ayaa marka ay arkaan Khudaarta soo Baxda waxay oranayaa waa AI lakiin waxa aanay ogayn in Degaan isu muuqda aad ka Beeran karto.

Tropical crops (lower slopes):

• Bananas

• Mangoes

• Papaya

Cooler/temperate

Halka aas dhinaca kale ka beeran karto.

. Orange

• Apples (in some parts)

• Plums

• Vegetables like cabbage, carrots.

Waxaa intaa u Dheer Dalxiiskii, kaluunkii Bada iyo Petroleum kii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*