
25th February 2025 admin Category :
Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar Cagjar ayaa soo gaadhay magaalo Xuduudeedka Tog-Wajaale, Waxaana Halkaasi uga hortagay masuuliyiin ka tirsan maamulka SNM,
Cagjar ayaa ka Qayb gali doona dhagax dhiga Wadada isku Xidha Berbera iyo Wajaalle, Iyadoona loo gelbiyey dhinaca magaalada Hargeisa.