26th July 2024  admin  Category :

 

Allaha U-Naxariisto Jan .Cadde Muuse ayaa  Hadda ku geeriyooday dalka  Imaaraadka Carabta  , Janadda allaha kawaraabiyo , Dhammaan umadda Soomaaliyeed yo guud ahaan Ehelladiisa , Caruurtiisa ,xaaskiisa iyo guud ahaan qaarabadiisana Samir iyo iimaan allaha kasiiyo, Aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*