23rd October 2024  admin  Category :

Madaxweeynihii horre Xassan Shiikh ayaa dalka ka wada musuqmaasuqii uggu xummaa ee ku aadan soo xullista xubnaha aqalka hoose ee baarlmaanka. Xassan Shiikh oo ah nin dalka Soomaaliya jahwareeriyey ayaa mar labaad doonaya inuu xukunka dalka ku soo noqdo isagoo adeegsanaya qaab kasta oo uu ku soo noqon karro.

Cabashooyinka soo baxayey muddooyinkana waxeey ahaayeen kuwo aad u badan, balse lacagaha la qeeybiyey darteed ayaa ka dhigtay mid cadaaladii dabeesha lagu daray, qof kasta oo qeeliyana ma jirto meel uu cabashadiisa uu u gudbisto, hay’adihii dawladdana waa kuwo mar horre la wadda iibsaday oo ciddii iibsatay u shaqeeynaya.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*