
21st February 2025 admin Category :
Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay guddoomiyaha golaha wakiillada baarlamaanka 6-aad ee Puntland.
Waxaan u hambalyeeynayaa Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta doortay Guddoonkooda,Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Axmed, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Maxamed Baari & Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Maxamed Maxamud pic.twitter.com/wrACrgtKpu
— H.E Said Abdullahi Deni (@HESaidADeni) January 4, 2024