28th March 2024  admin  Category :

 Cabdi Tahliil oo lagu aasay Magaalda Muqdisho

Allah ha u naxariistee waxaa qabuuraha iskuul boloosiyo ee Magaalada Muqdisho maanta lagu naasay fanaankii weynaa ee Cabdi tahliil Warsame oo muddo ka badan 15 sano ku xanuunsanayay muqdisho.

Aaska cabdi tahliil warsame ayaa waxaa ka qeyb-galay maareeyaha golaha murtida iyo madadaalada qaranka ,abwaano,fanaaniin iyo ehelada marxuumka.

Abwaan  saciid maxamed xarawi iyo abwaan Cabdirisaaq Axmed Geedi Aaqiro oo labaduba ka tirsan  abwaanada Hoobalada  waaberi ayaa iyagane ka tacsiyadeeyay geerida marxuumka .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*