26th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Gaas oo caalamka ogaysiiyey in   haddii SNM ka bixi waayaan Sool uu xabad uga saarayo

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Brussels ee dalka Belgiumka ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay nabad diyaar u tahay haseyeeshee aysan dhulkeeda wadahadal kula geli doonin Muuse Biixi, haddii uusan ka bixinna xabad looga saari doono.

https://youtu.be/htrdN0KwwW4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*