23rd October 2024  admin  Category :

Horay waxaynu Muqdisho ugu aragnay, Bukaan sariir Cisbitaal jiifa oo aan iskii u neefsan karin oo mishiinkii Hawada inuu qaato ka kaalmeenayey uu ka siibay Jeneraal ciidan, sidaasna uu ku naf waayey.

Waxaan kale oo aan ku aragnay macalin jaamacadeed oo aabhiis Sarkaal booliis yahay oo ka tirsan ururka Alshabaab oo dilaya ardadiisii Jaamacadda

Maanta Waa Khatiib maalintii Sheekh ah, habeenkiina tuug ah oo dumarka ka furta waxay wataan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*