
25th February 2025 admin Category :
“Caasimaddii Soomaaliyeed ee tacabkii umadda la geliyey waxaa looga tegey reer. Soomaalida haybta D5 wadaagta waxaa caasimad u ah Garoowe, waxaana loo baahanyahay in Soomaalida kale lagu soo dhoweeyo.”
Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, Madaxweyne Kuxigeenka DPL.