4th December 2024 admin Category :
Nabdoon Ahmed Aar Buraale oo ahaa Caaqilka beesha Jaamac Siyaad ee Dhulbahante ayaa lagu dilay Hargeysa.
Caaqilka ayaa loo dilay aano, iyadoo looga aar guday Saraakiishii hogaaminaysay ciidanka SNM ee Tukaraq lagu dilay.
Mid ka mid ah xeeladaha Hartiga Hargaysa jooga lagu dilo ayaa lagu dilay Caaqilka Allah ha u naxariistee
Hartiga Hargaysa joogay ee magaaladaas lagu dilay , waxa lagu dilay labo arimood midkood
In gaari la jiirsiiyo oo la dul mariyo taayirada gaariga iyo in Cunto uu Makhaayad ka cunay oo uu ku xanuunsaday, saacado ka dibna uu dhinto
Allah ha u naxariistee Caaqilka gaari ayaa caawa lagu jiirsiiyey Hargaysa, waxa ka horeeyey Allah ha u naxariistee Fuaad Adan Cade oo sidaas oo kale isagana gaari lagu jiirsiiyey isaga oo ku sugan guriga Morgan ee magaalada Hargaysa