27th July 2024  admin  Category :

Shacab ka shaqeesta buur laga gurto macdanta ayaa loogu yimid buurtii ay ka qaraaban jireen. Maamulka Hargeeysa oo soo xaalufiyey meel kasta ayaa shacabkii kaga daba yimid buuraha, iyagoona la yimid shirkad ajnabi ah si loogu xirro buurta, dadkii ka shaqeesan jireyna laga saaro meeshii. Hadaba, Dawladdii Kacaanka markii ay burburtay, waxaa soo baxay siyaasiyiin tuug ah oo aan waxba reebeen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*