26th July 2024  admin  Category :

Gobolo ka mid ah  Dalka Sacuudiga oo baraf ka da’ayo

Baraf xoogan ayaa ku dhuftay buuraha, dhulka hoose iyo dooxooyinka Buurta Aloz, ee  ku taal dhulka waqooyi galbeed ee dalka Sacuudiga  Subaxdii jimcaha

 

Sida laga soo xigtay  wakaaladda wararka ee Sacuudiga  (Saudi Press Agency),   barafkan waxa la filayaa inuu sii socdo ilaa maalinta sabtida

Video_ Heavy snowfall hits parts of Saudi over the weekend – Khaleej Times

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*