19th May 2024  admin  Category :

Dadka Xamar ku nool wax badan kama duwana Ari Carbeedka,sababtoo ah Qof ama Labo jid kama xirteen oo kama hor istaageen in ay Maydkooda Duugtaan”Ayuu yiri Prof.Xasan

2 thoughts on “Bulshada Muqdisho

  1. Iska hadle

    isagaaxmacalin xun ah.
    ??Somalia…..Mooryaan….Warlords,..Shabaab shaydaan…@ Xamar jooga?????Farmaajo ma isagaa keeney….

    macalin xun baa keey..

    mahadsanid…allsanaag.com ?✋

    Reply
  2. Jibriil Axmed

    War yaadha ilma Allsanaag xaggee wax ku waddaan. Yaa gaaska idinku dhinta.
    Waa maxay markhaanti beenaha cad oo karaahiyada ah. Sidee Farmajo ugu eedaysaan waxa Xamar ka dhacaya. Ma haddaa dunida idiinku horraysa. Mise waxaad qaadateen fikraddii Deni( Dibbiro) oo ahayd reeraha soo halgamay uun baa ka talin karo Federalka
    Tan kale waxaan aad u tuhunsanahay in weriyayaal badan dhuunta loo qooyo bishiiba mar si ay u daboolaan dulmiga iyo duudsiga ka jira gobollada ay warlordhadu ka taliyaan. Nasiib darro waxaa maanta isku mawqif ah Ina Deni iyo Muse Biixi oo cidla taagaan. War xaqiiqda ku soo dhowaada. Oo sida dadka xirfadda leh u dhaqma

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*