
17th July 2026 admin Category :
Bulshada gobolka Sanaag ee maamulka Puntland ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha dib la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cali Siciid Fiqi.







